Polls

How is Somali civil society website?
 

Karti News latter

Download Read More

Download                         Read

Login Form



Home
welcome to somali civil society website
DRC & SONYO Oo Qalab Sports Gudoonsiisay 7-ba Kooxood oo Caynabo ah. PDF Print E-mail
Thursday, 10 May 2012 10:41

Musaasibad si heer sarre loo soo agaasimay oo ay ka soo qayb-galeen dhamaan qaybaha bulshada sida culumaa’udiinka, Duqayda dhaqanka, dhallinyaradda iyo waxgaradka magaalo madaxda Gobolkaas Saraar ee Caynabo iyo degmooyinka hoos yimaada sida Wadaama Go’o iyo Oog taas oo ay iska kaashanayeen Hay’adda Caalamiga ah ee DRC iyo Hay’adda Wadaniga ah Dallada Dhallinyaradda Somaliland ee SONYO. Munaasibadda waxa lagu soo bandhigay ciyaaraha qalaama-rogadka (Even Show Circus) iyo ruwaayad xambaarsanayd dhambaal muujinayay khatarta tahriibka ee dhallinyaradda. Munaasibadan oo ahayd mid lagu gudoonsiinayay qalab sports 7-ba kooxood oo lagu tabarayay kubada cagta magaalada Caynabo, waxa munaasibaddii gudoonsiinta ka soo qayb-galay Badhasaabka Gobolka Saraar, Duqa Degmadda Caynabo iyo Mas’uuliyiin ka kala socday DRC iyo SONYO

Read more...
 
Hargeisa youth donate food, clothes at mental hospital PDF Print E-mail
Tuesday, 24 April 2012 07:39

The mentally ill patients at the Hargeisa mental hospital woke up on Saturday to a surprise visit by some Hargeisa youths who brought them food, clothes and other essentials worth $1000 USD locally collected among the youth volunteers as part of celebrations to mark the Global Youth Service Day (GYSD) thatencourages youth to volunteer for community service events.

Read more...
 
Somaliland youngsters introduced to their global peers. PDF Print E-mail
Sunday, 11 March 2012 10:24

The hilly city of Hargeisa, capital of the breakaway republic of Somaliland, was the venue of a youth gathering that brought together 36 youth from across 7 regions of Somaliland. The 5 day leadership training course pioneered the first batch of Global Citizens Corps (GCC) peace ambassadors in the East and Horn of Africa.Under the Somaliland chapter, the Global Citizen Corps (GCC) is a Mercy Corps youth-led project funded by the USAID within the Somali Youth Leaders Initiative (SYLI). The program connects Somaliland youth to other GCC youths around the world  determined as well encourages youth within Somaliland to network in a bid to address perennial problems and encourage cohesion and friendship among the youth.

The GCC is already being implemented in the United States, the United Kingdom, Indonesia, Haiti, Iraq, Jordan, Pakistan,

Last Updated on Sunday, 11 March 2012 11:04
Read more...
 
Wufuud SONYO Ka Tirsan Oo U Kala Baxday Meelo Kala Duwan! PDF Print E-mail
Friday, 02 March 2012 21:11

Dallada Ururada Dhallinyaradda Somaliland ee SONYO ayaa aalaaba safari shaqo iyo socdaalo hawleed ku gaalaa bixisa gobolada dalka. Wafti uu hoggaaminayo agaasimaha fulinta dallada SONYO, mudane Siciid Maxamed Axmed iyo laba sarkaal oo ka tirsan waaxda fulinta dallada SONYO ayaa shalay safar shaqo ugu kicitimey gobolada Bari ee dalka.

Read more...
 
Dallada SONYO oo wakiil ka samaysatey magaalada Nairobi ee dalka Kenya PDF Print E-mail
Friday, 02 March 2012 21:00

Dallada SONYO ayaa dhowaan u magawday wakiil Mr. Stephen Mwalo oo noqon doona wakiilka dallada u jooga Magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Stephen Mwalo ayaa ah nin dhallinyaro ah oo Kenyan ah oo garyaqaan ah. Stephen wuxuu ka qalinjabiyey jaamacadda Nairobi University ee magaalada Nayroobi ku taala isagoo ka diyaariyey shahaadada qareenimada. Stephen wuxuu muddo afar sanno ah kasoo shaqeynayay ururada bulshadda rayidka ah isagoo labadii sanno ee u dambeeyeyna ka hawlgali jirey dalka Somaliland. Wakhtigaas oo hay’adda Progressio uu u shaqeyn jirey isla markaana la taliye u ahaan jirey Dallada SONYO.

Read more...
 
« StartPrev12345678910NextEnd »

Page 1 of 14

Search

Who's Online

We have 2 guests online

Documentary



 


Powered by Joomla!. Designed by: joomla templates 1.5  Valid XHTML and CSS.